''Wararka waxa ugu wawayn yaman oo gor dhawayto werar gantaal ku qaday gudaha Israel faahfahin kazoo baxaysa dukhaymo culus oo maraykanku xalay iyo saka uu ka gaystay wadanka yaman''
sidoo kale dekada la yirahdo raascisa in uu maraykanku
uu dukhaymo ka gaystay hadaba wararka ugu danbeyay aya waxa ay sheegayan inay
korodhay tirade geerida iyo waliba dhawaca ka dhashay dukhaymaha marykanka masuuliyin
dhanka cafimadka ee mamulka xuutiyinta yaman aya shegay in 58 qof la dilay tira
intaas ka badana ay ku dhawacmeen dukhaynta uu maraykanku uu xalay ka fuliyay
dekada raascise ee gobolka xudayda ee galbeedka dalka yaman dekadasi oo ay ku
yaalan hamaha kaydka shidaalka warshad shidaalka samaysa isla markasna laga
dhoofiyo shidaalka warbahinta kooxda ansaarulah ee xotiyinta aya sheegay in
dukhaymahan oo xiriira maraykanku uu ku qaday dekedasi waxana la shegaya tirade
dhawacu inay gaartay 126 qof dhimashaduna waxa ay maraysa 56 qof waxana laga
cabsi qaba in tirade dhimashadu ay korodho.
telephisionkaALmaseera ee ku hadla afka xotiyiinta aya bahiyay muuqalo muujinaya burburka goobtasi soo garay iyo maydad dadsan goobta uu werarku ka dhacay sidoo kale ispitalka aya la geyay dad aad u fara badan waxana ay xootiyintu ay sheegen in ay dadka la dilay ay yihiin dad rayda qaarkod ay yihiin shaqaalihi dekada iyo waliba kuwa gargaarka oo halkaas u tagay in ay u gargaran dadki ay dukhayntu ay soo gartay.
''dhanka kale taliska dhexe ee cidanka maraykanka aya shegay in ay burburiyeen dekada rascisa taas oo ay sheegen inay qayb ka tahay dagalkoda lagu joojinayo tagerada dhaqale ee xotiyinta wa sida hadalka auu u dhigaye taliska SALTIKO aya war qoraala oo uu ku bahiyay baraha bulshada waxa uu uu ku shegay werarada xaga cirka ee lagu dukhaynayo dekada RASCISA ujedadu ay tahay in la joojiyo wa sida hadalka lo yiriye dhaqalaha dakhliga ee kooxda ansarulahi ee ay ku tagerayso howlgalinimada argagixisa nimada weraradan aya taliska dhexe waxa ay shegeen inay yihiin kuwa ka danbeeya amarada.
madaxwaynaha maraykanka TRUMP
''madaxwaynaha maraykanka TRUMP waxa la sheegaya inay ahaayeen kuwii ugu qasaraha badna taniyo markii uu trump uu amray arimaha ka dhanka ah maraykanka 15bishii MARCH ololaha xaga cirka ee maraykanku aya waxa uu daba socday hanjabad ay xootiyintu ku sheegen inay dib u bilaabi donan werarada ay ku hayan marakibta calamiga ah ka dib markii ay Israel ay goysay sahaydii gali jirtay marinka gaza isla markana ay bilowday weraro culus 18bishi MARCH ka dib markii uu natinyahu uu ka baxay xabad joojinta''
isla wararkan xogaga xootiyinta wadanka yaman aya
ayaga oo ka jawabaya dukhaymaha maraykanka aya waxa ay saaka werar gantaal ku
qaden gudaha Israel inkasta oo aysan wali xootiyintu ayna soo sarin
war ku adan dukhayntan noca loo adegsaday iyo halka ay beegsadeen hadana
taliska ciidanka Israel aya war uu soosary waxa ay ku andacooden in ay hawada
ku qabteen gantaal lagasoo riday yaman kaas oo sababay inn siiriga digniinta ka
biya gantaalada dhawaqisa uu is qabsaday.
MAGALADA TALABIB IYO DEGANADA KU HARERAYSAN IYO WALIBA DANTA GALBED EE LA HAYSTO
magalada tabiib iyo deganada ku hareraysan iyo waliba daanta galbeed ee la haysto ee dhulka falasteeniyinta Israel ma aysan sheegin qasaraha ka dhashay werarkasi inkasta oo an looga baran inay shaaciyan werarda xootiyinta uga yimada hadana waxa lagusoo waramaya in arintan ay noqotay mid samayn wayn ku yelatay gudaha isrel isla markana arintaas ay dhaliisay kala carar iyo kala orod waxana sidoo kale soo baxaya faahfaahin dheerarada oo ku adan sida xaladu ay noqotay markii uu gantaalkasi uu soo galay hawada Israel.
''sidoo kale waxa lagusoo waramaya in ay tani daba joogto weraro hanjabad werar oo kazoo yeraysa wadanka xutiyinta habenimadii xalay hogaamiyaha xuutiyiinta AJIBALLI ALXOTI aya wacad ku maray in ay sii wadi donan howl galada ay wadan isaga oo xaqiijiyay in 900 werar in uu maraykanku uu fuliyay kuwasi oo ka dhana dalka yaman waxase uu shegay in aysan waxba u dhimin awoododa isla markasna ay xoojin donan werarada ay wadan warkale oo arimahan la xirira''
''ururka xamas ee rer falasteen aya si adag u canbareyay werarada cirka ee uu maraykanku ku qaday dekada rascisa eek u tala gobolka xudayda ee dalka yaman xamas aya beyan rasmiya oo ay soo sartay oo telephisionka ALjeseera laga siidayay waxa ay ku sheegtay in talabada military ee maraykanku uu qaday ay tahy xadgudub cad oo lid ku ah madaxbananida wadanka yaman isla markasna ay tahay arintaasi denbi dagal oo dhamaystiran kooxdu waxa ay shegtay in werarka lagu qaday yaman inuu yahay siwadidad dagal ban a oo lagu hayo shacabka falasten ee gaza xamas''
waxa
sidoo kale ay canbaraysay go anka hayada cuntada ee adunka ee qaramada midobady
ay ku joojisay gar garki cuntada ee u diri laha melaha ay dukhayntu ka dhacday
waxana si adag loo canbareyay amusnanta calamiga ah ee laga muujinayo werarda
ka dhanka ah ee shacabka yaman yaga oo lagu eedeyay in markasi shacabka yaman
lo dhibciyo inay is garab taagan dadka falasteniyinta dhanka SANCA hadi lank u
labano.
Hadaba
dukhayntaa ka dib malin kasta oo jimca ah waxa dhaca dibad baxyo ay iskugu
yimadan dadka rer yaman waliba tagerayasha xuutiyinta magalada SANCA aya waxa
iskugu yimid 10000 qof kuwasi oo si adag u canbaraynaya werarada maraykanka iyo
walaba Israel
Dhanka
ukraen hadii an eegno tasoo lagusoo waramayo ruushku in uu dukhaymo culus saka
iyo xalay ku qaday magaloyin kala duwan oo ku yala wadankasi ukraen warbahinta
maxaliga aya shegaysa in 2 qof ay geriyootay 40 kalana ay ku dhawacmeen kadib
markii werar cirka ah ruushku uu ku qaday subaxnimadii saka ee jimcaha ahayd
magaloyinka HARKIV iyo suuli ee woqoyiga bari ee dalka ukrain waxa tani ay kuso
adaysa yadoo casimada franceska ee magalada BARIS ay marti galinayso shir ay
halkasi ku leyihiin masuuliyin ka socda maraykanka iyo kuwa kale oo yurub ka
tirsan iyo waliba ukrain iyadoo laga wada hadlayo joojinta dagalka.
Post a Comment
nala wadag fikirkaga