wararka ugu danbeyay qasa iyo xasuuqi lo gays tay xaly wargayska lagu magacabo Alqudus al carabi aya wuxu shegay xasuuqa an lo meel dayin ee fol xumada ee lagula kacay dadka masakinta ee tiradoodu dhantahay ilaa konton qof oo iskugu jira caruur iyo hawenba tobanan kalana ay ku dhawc men dhaman dadkas oo kamid aha dad bara kac yaala oo ku sugna galbedka Rava dhanka kale,
dhanka xamas iyo masar
wararka kaso baxaya xamas taso gargar waydiisanasa masar taso ka codsanasa in asaxan lo sameyo dadka masakinta ee kudhawacmay in xuduudka lo furo ispitalada masarna lo qado, sido kale cidamada srail aya qiranaya in ay weraradi xalay ay ku dhinten dad rayda sido kale waxa la leyay in ay span iyo norway irland ay si rasmiya beri ugu dhawaqi donan in ay aqon sanayan dowlada falasten dhanka srail marka an egno warbahinta la idha wobatas ee ssrail laga leyay aya shegtay in labo askari oo kamida askarta masarida ay ku dhinten israsasayn dhaxmartay cidanka masar iyo kuwa srailiyinta taso la shegayo in ay isku rasaseyen marinka rava.
Post a Comment
nala wadag fikirkaga