wararka manta waxa u wawayn war xasxasi oo kaso baxaya dhanka srail, kasi oo ku adan in uu jiro qorshe lagu donayo in lagu ''afganbiyo raysalwasaraha srael natin yahu'' xogtan waxa bahiyay tephesionka al calamiya ee sucudiga, ku dhawad sided bilod oo usocday dagalka ay srael ku hayso marinka qasa raysalwasare natin yahu aya dhexda wuxu uga fadhiya qalalase kasidaraya isago imiga hanjabad kala kulmaya xubno kamida wasirada xukumadisa kuwasi oo noqday.
wajiga mucaradka srael warar xog ogala oo u kahelay telephesionka al carabiya uu ka helay ila waredyo ka tirsan xisbiga mucaradka aya waxay shegayan in sedexda xusbi aya qadanayan ilaboyin ay kuduminayan xukumada isla markasna ay isku kenayan xisbiyada kala duwan si ay usoo dhisan xumad cusub ila waredka aya intasi waxay ku daren in uu jiro qorshe ladoonayo in laguso daro hawshan beligantays oo kamida golaha hogaminta dagalka srael waxa kale oo latilmaamay in madaxda.
sedexda xisbi ay ku tala jira inay iska kashadan talaboyinka ladoonayo in lagu qabto dorasho wakhtigedi laga so hormarinayo, sido kale ila waredadu waxay sharaxayan in kulanka sedex gesodka ah ee ugu horeya ee ku adan qorshahan ay yelanayan masuuliyintasi in kasto marki hore lashegay in ay dhacen kulamo yaryar natenyahu aya isna dhalecayn ba an kala kulmaya qoysaska maxabis ahanta ehelkoda logu haysto marinka qasa kuwasi oo si isdaba joga banan baxyo uga dhigaya.
''magalada talabib'' si ay ay ugu cadadiyan in uu heshis la galo xamas laguna soo dayo maxa biista kahor inta ay gorigortahy oo aysan geriyon dhaman arimahan aya waxa lashegaya inay yihin xalad adag oo so wajahasa raysal wasaraha natinyahu, waxana la is waydinaya badan uu dhax mushaxayo natinyahu maka badbadi dona mise wakutagi dona.
Post a Comment
nala wadag fikirkaga