wararka
manta waxa u wawaydagalo culus o dib uga bilamay qasa telephetionka aljasera
aya wuxu qoraya masuliyin maraykana aya waxa aya shegen in ay isarail aya
cidamo faro badan kuso gurtay hareeraha Rava hadaba masuliyinta maraykan
ku waxay leyin anagu sida ay waxa usocdan xalada marka la ego waxa no muqanaysa
in aya isarail goan satay in aya werar culus ku qado Rava yado iska dhega
tirasa hadalada maraykanka sido kale aqalka cad ee maraykanka ayay warar kaso
baxay shegayan umalayn mayno isarail in ay wax xasuuqa ka gaysaty qasa tasu
ulajedo isarail waxba may samayn.
telephitionka aljaseera aya warar uso xiganayo ku shegaya dagalki bilowday saka
sido kale telephitionka aljaseera aya warar uso xiganayo ku shegaya dagalki bilowday saka alqasa waxay shegen in aya badhtilmad saden midkamida tangiyada noca loyaqan mircafa meel ku dhow macbarka Rafa wa xuduuda masar sido kale jamacadi maraykanka aya mudaharaday kuwa yurubta aya yagna mudaharaday taso laga mudaharay dulmiga lagu hayo falasten markasa waxa la leya away ardaydi carabta aha kuwi islamka aha away wax kacaya oo jamacadaha wadamada islamka mutadaharad kasamaynaya lama arag sido kale waxay leyin dunido dhan dulmiga ayay u jedan maxa indhaha tiray carabta iyo wixi islama,
tephitionka aljasera aya wuxu leyay kataibu qasa waxay shegen manta o talada iny markale weraro ku qaden magalada asqalam iyo magaloyinka ku hareraysan qasa ayanu werar dhinaca gantalah ku duqaynay waxanu kaga jawabanay bay leyin xasuuqi marinka iyo dhibatada ay kagyasanayan marinka qasa.
Post a Comment
nala wadag fikirkaga