THE LAST NEWS THE GREAT HEAD OF IRAN HAS BEEN REJECTED






MADAX WAYNAHA IRAN OO LADILAY

''madax waynihi dalka iran aya ila hatan lalayay ibrahim'' raisi iyo sido kale wasiirki amuraha dibada  oo isna diyaarada lasarna aya la layay meel ay jaan iyo cidhib dhigeen kooxaha gurmadku waxay shegen ila labo kilo mitir goobta laga badhy lo jiro oo melihi kala oo dhan laga wayay marki hore.


 telephesionka qaranka aya  shegay in ay diyaradu ay samaysay degis aad u adag, sido kale wuxu shegay in ay diyaradu burburtay isla markana waxa lo badinaya i uu geeriyoday madax waynihi dalka iran, ''ibrahiraisi iyo wasiirki amuraha dibada'' oo ina aha nin wajiguisu uu caan ka aha bulshada caalamka dhaman bariga dhexe iyo aduunka oodhan warka ugu wayn e idacadaha adunka odhan ay shegayan waxa weyi in madax wayne dhan oo wadan utalinayay la layay meel uu jan iyo cidhib dhigay'' iyado marki ugu wardanbaysana uu lasocday diyaaradasi diyaradasi oo ahay


diyaradaha qumatiga ukaca ee ''elekobtarka'' oo aha tiradodu sedex halka ay labo si nabad gelya ah ugadhen meshi ay usoc den halka diyaradi u madax wanuhu sarna yada la layay waxa sido kale xusid mudan in u madax waynahan u aha shaqsi wadanka iran muhiim ka ah waxana la filayay inuu badali dono hogamiyaha ugu sareya wadankasi sido kale dalal ay kamid yihin turkiga iyo wadanka rushku ay so gudbiyen sida ay diyaarka ugu yihin inay cawimad logu fidin laha diyaradasi ama''


lagu heli laha raqdeeda madax wayanaha maraykanka iyo xogahayaha guud ee qaramada midoobay aya yagna ka hadlay dhacdadan isago u, madax wayne baydhen uu aqalka cad arinkan kaga hadli dono warna kasoo sari dono iso madax waynaha guud ee qaramada midobayna urajeeyay ''madax waynaha iran'' in nabad  qab iyo sido kale in uu dib ugu so labto shaqadisi madama ushegay in ay xaladan ay tahy mid murugo badan sido kale dowlada iran aya laga codsaday  inay faahfahin kabixiso iyado midowga yurubna asheegen hadii ay iran  dalbato ama ubahato cawimad in ay cawin donan.

 sido kale madax waynaha turkiga urdugan wuxu shegay inuu garab tagan yahay  isla markana uu cawimad u fidinayo marka ay noqoto badhitanka logu gudo jiro sidii lagu heli laha  dhacdadani waxay noqonasa mid mucjiso ah marka la ego in madax wayne dhan  o wadan u talinaya mudo la wayo iran aya ah dal muhiim ah marka ay noqoto bariga dhexe iyado laga tegi karin in gurmadka logu gudo jiro sidi diyaradasi lagu heli laha  ay sii adkaysay cimilada qalaf san ee hatan halkas ka jirta.

 

Post a Comment

nala wadag fikirkaga

Previous Post Next Post