XISBULAH IYO ISARAIL OO DUKHAYMO CULUS ISDHAFSANAYA R
XISBULAH IYO ISARAIL OO DUKHAYMO CULUS ISDHAFSANAYA R
''wararka waxa u wawayn ''xisbulah iyo israil'' oo dukhaymo culus iswaydarsanaya isarail waxay shegaysa inay xalay dukhaysay ila iyo 100 gobod oo kuyala gudaha wadanka lubnan''
sido kale saka labada dhinac dukhaymo culus ayay iskula kalahen war hada so dhacay aya waxa uu shegaya in ila iyo labatan gobod oo kuyala woqoyiga israil laga maqalayo qalabka digninta ka bixiya waxana la shegaya gobaha dukhayntu ku dhacdy inay ka midyihin magaloyinka safad iyo waliba buurta layirahdo meron oo ku yala jalilta sare milataryga israil waxa ay shegen in halkasi ay ka shiden qalabka digninta bixiya waxana dadka lagu war galinaayay inay ka ag dhawadan gobaha gantalada laga hoos galo dhinaca kale dhanka israil ee goolan ee ay ka haysato siriya waxa la shegaya in laga arkayo qiiq iyo uuro hawada ubaxaysa tani waxa ay ka danbaysa ila iyo labatan gantal saka ay xusbulah kuso weraren agasi.
wargayska israil tody ee kaso baxa israil aya war uu qoray waxa uu kushegay in ila iso 50 guri wax yeelo ay kaso gartay kadib marki ay dukhaymo ku dhacen magalada mutela saka hiirti 30 guri oo kale aya la shegaya inay ku buburen isla gobol kaso degano kuyal wariye ka tirsan telephisionka al jeseera aya sido kale tebinaya in laba werar oo israil ay ka gaysatay magaloyinka mays algebel iyo kayfara kila ay sababen qasare hantiyaded.
''dhinaca kale waxa soo baxaya war shegaya inay dawladu wadanka ruushku si ba an ay u canbaraysay ficiladi werarada qaraxyada laha ee lo adegsaday qalabka isgarsintae ka dhacay wadanka lubnan hadal kasoo baxay wasarada arimaha dibada ee wadanka ruushka aya lugu macneyay weraradasi ficilo argagixiso oo ka dhacay gudaha wadanka lubnan waxana la shegay tasi inay dhalin karto dagalku inuu garo dhinac kasta''
''sido kale waxa warka lagu yiri in ay israil ay bilowdo howlgal milatry oo kadhan lubnan xalada gobolka ayay kasi daraysa waxana ruushku ay shegen in ay arintasi ka digayan sida hadalka ay udhigay dhanka wadanka siriya dukhayn aya la shegaya goordhawayto inay ka dhacday agagarka magalada dimishiq ee casimada wadanka siriya gari halkasi marayay aya waxa la shegaya in qarax lala eegtay''
waxana soo baxaya warar shegaya in dukhayntasi uu ku geriyoday abuxaydar nin lagu magacabo oo la shegay inuu ka tirsan yahay kooxda xisbulah ee wadanka ciraq ninkan aya waxa la shegay inuu xubno muhima u aha ama xubin muhima u aha koxaha iska cabinta ee ciraq ruushka aya markan dignin waxa uu kasoo saray qorshaha wadamada rer galbedku ku donayan iny fasaxan ukraine gantalada ay siiyen si ay ugu dukhayso ukraine gudaha wadanka ruushka ku xigenka wasiirka wadanka ruushka aya manta ka digay in tasi ay dhalin karto dagalki sedexad oo dhaca wuxuna shegay in ay tasi ka macno tahay ku dhawaqis dagal geesteda.
''hawenayda u ah afayenka wasarada dibada ee ruushka maria sakhrofa aya waxa ay shegtay in colada ukraine ay noqon karto mid an ku ekan ukraine oo adunka oo dhan ku fafi donta hadi la isku dayo in rer galbedku ay ukraine u fasaxan gantalada ay siyen dhaman arimahan aya waxa ay kuso adayan xili la filayo in wasiirka arimaha dibada ee wadanka ruushka wada hadal uu la yeesho dhigisa wadanka maraykanka anteli brinken waxana la shegaya inay ku kulmidonan magalada new work inta lagu gudo jiro shiwaynaha golaha loo dhan yahay qaramada midobay''
dignin kale oo maraykanka kasocota aya waxa ay kasoo yeertay shinaha waxana shinihu ay sheegen in ay ka digayan qorshaha maraykanku uu kaga ibinayo gantalada casriga taywan afayeen u hadlay wasarada difaca ee wadanka shinaha oo lganga jongag aya waxa u shegay in ay uga digayan maraykanka in taywan uu ka ibiyo gantaladasi waxana ay shegen tasi inay ka hor imanayso mabadida siyasada hal waxana ku dodadaya taywan oo ka irdhawday inay ka midtahay dhul waynahisa sido kale tani waxa ay kuso adaysa malinimadi shalay uu shinuhu ku dhawaqay cuma qabatyn uu saray sagal shirkadood oo maraykanka laga leyahay oo lagu xirerinayo arimaha hubka laga ibinayo taywan.
Post a Comment
nala wadag fikirkaga