NEWS IN THE MIDDLE EAST AND ALL THE NEWS OF THE CRUEL AND WAR ON
THE BORDER OF LEBANON AND OTHER NEWS
''wararka waxa u wawayn xisbulah oo shacisay in dhimasho dhawac ugaysteen ku dhawad 1000 askari oo ka tirsan cidanka israil isla markasna ay guben ama ay baabiyen gadiid dagal oo tangiyo ay ka mid yihin sido kale maraykanka iyo israil oo kawada hadlay werarka laga filayo iran inay kusoo qado israil maxa ka jira in milatry ga masar ay ka cawiyeem in israil dagalka ka wado marinka qasa warbixin xasxasiya milatryga masar oo rintan ka hadlay kooxaha iska cabinta ciraaq oo shegay in 6 werar sacadihi lasoo dhafay ay ku qadeen gobo xasasiya oo kuyala gudaha israil dalka suudan waxa laga soo warinaya ku dhawad sodon kun oo kisaska cudurka dacun calolaha ah ukrain oo rer galbedku xulafada ay yihin ka dalbatay inay si degdega ugu fasaxan in ay gantaladii ay siyen ku dukhayso gudaha wadanka ruushka''
''milatryga ruushka oo yagna dhankoda sheegaya
inay burburiyen 88 diyaradaha an duuliyaha lahayn oo ukrain ay kusoo werartay
xarumaha warshadaha ee jamuriyada bushkuntursan ee xirirka rashiya''
wararka ugu danbeya sido kale waxa kamida sida
ay tabinayso wakalada wararka ee Anadol ee laga leyahay dalka turkiga cidanka
israil aya la shegaya in ay dukheyen xafadaha alnajar iyo waliba husar oo
kuyala bariga habiyunis wa dhanka kofured ee marinka qasa werardan aya la
shegaya in ay dad ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhawac meen dhinaca kale sara
ayal qudus garabka hubaysan ee jihal isamic aya so saray waxana ay sheegen in
ay hobiyayal ay ku dukheyen saldhigyo cidanka israil ay ku leyihiin gobta lagu
magacabo Abujarad oo bariga Rafax ka tirsan yagoo shegaya in toos u begsadeen
cidanka israil oo halkasi ku sugna.
koxaha muqawimada ee ciraq saldhigodu yahay
aya ayaguna shegay in lix werar sacadihi lasoo dhafay ay ku qadeen xarumo
milatary iyo goobo xasasiya oo kuyala gudaha israil maclumadkan waxa lagu
shegay in weraradasi lo adegsanayo diyaradaha daroniska lagu qaday dhanka
goolan iyo waliba degamo kale oo kuyala israil taniyo waxay kuso begmasa yadoo
milatryga israil ay shegen in diyarada noca daroniska oo lagaso diray siriya ay
ku qabten dhanka bariga imigana waxa ay shegen laba duyuradod oo nuca daroniska
ee an duliyaha lahayn ee is qarxiya ay kaga hor tagen hawada bada cas yagoo
shegaya in inti ay sasoo gallin hawada israil burburiye diyarada hasi
daroniska.
''sido kale xisada ka dhaxtagan iran iyo israil yadoo sacadihi laso dhafay ay soo baxen warar shegaya in iran ay qorshaynayso kahor dorashada dalka marykan ka oo ah 5 bisha dhici doonta inay werari doonto israil waliba waxa so baxaya warar shegaya in sacad kasta uu werar kasi dhici karo yado warar kalena ay shegayan in ay iran qorshaynayso inay werarka kasoo qado wadanka ciraq yadoo adegsanaysa diyaradaha is midamiya iyo gantalada noca bolostiga inkasto warkan lagaso xiganayo dhanka maraykanka iyo israil hadana ma jirto cid madax banan oo xaqijinaysa''
sido kale iran maka hadlin arinkan shalay aban dulaha cidanka ilalada kacanka ee wadanka iran aya wacad kumaray inay qadi donan werar xanuun badan oo ah kii ugu danbeyay oo ushegay in gobo badan markan ay dukhayn donan hadaba yadoo xaladu halkasi ay marayso aya xog hayaha dufaaca ee wadanka maraykanka laydh awsten waxa uu xirir telephone la sameyay dhigisa israil yuwaf galan.
''labada nin aya la shegay in ay isla qada dhigen hanjabada iran ka imanaysa iyo werarka laguso qado israil yada oo owsten uu u xaqijiyay yuwaf galan in washigton xabadka ugaracayso ayna garab tagan tahy israil oo ay difaci donto maclumadkan sido kale waxa kamida in laga wada hadlayo sidii lo hagajin laha xalada dhanka bili adantinimda ee qasa isla markasna loo ogolan laha gargar dherada in uu marinka qasa uu ugudbo''
wasirka arimaha dibada ee ukrain aya manta ku boriyay xulafo rer galbedka inay u ogoladan dalkisa in uu ku dukheyo dalka ruushka gantalada redada dheer ee rer galbedku ay ugu yabohen ukrainarintan aya timid yadoo warbahinta rer galbedku shegtay in cidamda kuriyada woqoyi ay ka qayb qadanayan dagalka ukrain yagoo cawinaya cidanka ruushka isagoo ka hadlayay shir nabaded oo ka dhacay magalada monta riyal ee dalka canada aya wasiirka arimaha dibada ee wadanka ukrain andres sabika waxa uu shegay in cidamada kuriyada woqoyi ee la geyay xadka ay wadagan ruushka ay ka dhigantahay xisada oo kor losii qaday dagalka oo laga si daray wuxuna yiri waxay ubahan tahay falcelin.
dhinaca kale wasarada difaca ee wadanka ruushka aya ku dhawaqday in nidamka difaca
dhinakale wasarada difaca ee wadanka ruushka aya ku dhawaqday in nidamka difaca cidamada cirku ay burburiyen ila iyo sidetan iyo sedex diyaradood ah kuwa an duliyaha lahayn ee is qarxiya oo yukrayna kuso werartay gobolada ruushka xarumaha warshadaha ee jamuriyada bashkontasan ee xirirka rashiya aya laguso waramaya in yoolka ukrain ay begsanayso ay ahayen madax waynaha jamuriyadasi radiyo khabrof qoral uu so dhigay barta telegramka waxa uu ku shegay in werarka ka dhashen daqadaha qar kamida warshadahasi oo burburay isagoo shegaya in laba diyaradaha an duliyaha lahayn ay ku burburen aga mid kamida warshadahasi lakin waxa uu shegay ayasan gaysan wax qasare nafeda.
Post a Comment
nala wadag fikirkaga